
CSI waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa ( office administration )
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa ( office administration ) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda laba iyo toban wasaaradood. Muddada uu soconayaa waa 8 weekTababarkaa waxa bixinayay oo siiwada Julius Aikins-Hawksonoo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA), sidoo kale waxa la bixinaya tabobaraka Saed Ahmed oo ka socda mac'hadka Civil Service Institute(CSI).