
CSI marti noogu ahaa Xassan Mawliid oo ah Khabiir Sare oo Muda dheer ku Shaqaynayay Suuqgayta
Waxa Shalay Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda marti noogu ahaa Xassan Mawliid oo ah Khabiir Sare oo Muda dheer ku Shaqaynayay Suuqgayta imikana ah Masuul sare oo SuperData u qaabilsan suuq gaynta.Xassan waxa u bartay cilmiga maraynta iyo maamulka shaqalaha oo u ku kala qaatay tacliinta heerka koobaad iyo kalabaad, Xassan Sidoo kale waxa uu bartay Cilmiga Caalamiga ah iyo Xiriirka Caalamiga ah.
Xassan waxa uu shalay la wadaagay khibradda iyo aqoonta uu u leeyahay cilmiga suuqgaynta ardayda cilmiga xisaabadka ka barata mac’hadka halkaas oo xooga saarayay (marketing mix “4ps”) oo ardayda uga faa’idaynayay iyaguna waxay suaalo qaban ku waydinayeen.