Last night, the Civil Service Institute hosted a farewell dinner for 30 second-degree students at Jigjiga University in Ethiopia. The institute is sending these students for a scholarship to this year 2021; The institute has received a scholarship from Jigjiga University with contracts for the last three years.
The meeting was attended by the Deputy Chairman of the Public Service Commission, the Director-General of the Ministry of Education and Science, the former Ambassador of Somaliland to Ethiopia, the Executive Director of the Institute, and the Deputy Executive Director of the Institute. All of them ware gave the students a bit of essential consultative advice and suggestions and said goodbye to them.
Today, the students were on their way to Jigjiga University, led by the Executive Director Mr. Omer Eid Qalonbi, the Director of Education department, and the Planning & Development Director of the Institute to deliver to Jigjiga University.
Thank to Allha
Waxa uu Mac’hadka Shaqaalaha Dawladdu ku maamuusay kulan casho-sharaf iyo sagootin isugu jira 30 arday oo waxbarashada heerka labaad ugu baxayay Jaamacada Jigjiga ee Ethiopia. Mac’hadka ayaa deeqdan waxbarasho u diraya ardaydii ugu horaysay sannad kan 2021, deeqdan waxbarasho ayaa mac’hadku ka helay jaamada Jigjiga oo uu kula jiro heshiisyo waxbarasho ilaa sadexdii sano ee u danbeeyay.
Hadaba kulankan wax kasoo qaybgalay, gudoomiye ku xigeenka Hay’adda Shaqaalaha Dawladd, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo sayniska, safiirkii hore ee Somaliland ee wadanka Ethiopia, agaasimaha fulinta mac’hadka iyo ku xigeenka agaasimaha fulinta Mac’hadka, ku waa soo dhammantood ardayda ku sagootiyay halkaa dardaarano iyo talooyin wax ku ool ah na sii siiyay ardayda.
Sidoo kale, ardaydan ayaa isla manta u baxayay safarkoodii waxbarsho iyada oo ay sii kexeeyeen maamulka Mac’hadka oo uu horkacayo Agaasimaha fulinta mudane Omer Eid Qalonbi, Agaasimaha waxbarshada machadaka iyo Agaasimaga Qorshaynta mac’hadka si ay u gaadhsiiyaan jaamacada Jigjiga is maanta insha allah
Alla Mahad leh