
Civil Service Institute held a meeting
Today, the Civil Service Institute held a meeting on self-assessment with their study fields selection and document verification, as well as internal orientation and verification of what facilitates students to pay for their scholarships.At the end of the meeting, it was agreed that everything that would be easier for the students to study abroad was provided by Jigjiga University in Ethiopia.
THANK YOU ALLAH
Waxa maanta mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu u qabtay kulan ku saabsanaa is xogwraysi iyo hubinta dukmantiyada ahaa, isla kulankan oo ahaa jihaynta gudaha iyo hubinta waxyaabaha u fududaynaya ardayda sidii ay ugu bixilahaayee deeqdii waxbarsho ee ay ku guulaysteen.
Kulankan, ayaa waxa uu ku soo dhammaaday in la isla fahmay wax kaste oo ardayda u fududayn lahaa sidii ay ugu bixilahaayeen waxbarashadan dibadeed ee ay ina siisay Jaamadda Jigjiga ee Rthiopia
2503939222092471090909672843107938633682481n
ViewV42A1517
ViewV42A1516
ViewV42A1518
ViewV42A1519
ViewV42A1520
ViewV42A1520
ViewV42A1521
ViewV42A1522
ViewV42A1527
ViewV42A1530
View