CIID MUBAARIK: عيد مبارك كل عام وانتم بخير, تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu

CIID MUBAARIK:
عيد مبارك كل عام وانتم بخير, تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa u hambalyo u diraya Ciidal Fidriga ee Sanadka 1443-ka, dhamaan umadda muslimiinta, gaar ahaan shacab-waynaha Jamhuuriyadda Somaliland.
munasibada Eid Awgeed. Waxa uun sidoo kale hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan Shaqaale-waynaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda ee CSI (Civil Service Institute), oo aan leeyahay caafimaad ku ciida.
.allena uuga baryaya inu ku gaadhsiyo nabad qab Eidkeeda kale.
Alla mahad leh.