cCSI waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa (monitoring and evaluation) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda laba iyo toban wasaaradood. Muddada uu soconayaa waa afar cis

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa (monitoring and evaluation) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda laba iyo toban wasaaradood. Muddada uu soconayaa waa afar cisho.
Tababarkaa waxa bixinayay oo siiwada Dr.Emmanuel Abokyi oo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA),