
Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Mohamoud Saed Adaad ayaan Saaka ka qayb galay kulanka 26aad ee Maamul-Daadejinta JSL kaas oo ka dhacayay Gobolka Saxil magaalo madaxdiisa Ber
Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Mohamoud Saed Adaad ayaan Saaka ka qayb galay kulanka 26aad ee Maamul-Daadejinta JSL kaas oo ka dhacayay Gobolka Saxil magaalo madaxdiisa Berbera.Kulankan waxaa diiradda lagu saarayay sidii Hay'addaha dawladda dhexe ee bixiya adeegyadda asaasiga ahi aay maamulka ugu daadejinlahaayeen dawladdaha hoose ee dalka si aay bulshadda ugu fududaato helidda adeegyadda muhiimka ah.
