hadda waxa Ka sucda Baraar Hotel Bandhig uu Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu usoo bandhigayo Bulshada Somaliland wax-qabadkii sii sannadka 2021 iyo Tubta lagu hagidoono shanta sano ee soosocda 2022-2026, sidoo kale waxa ka mid ah waxqabadkan Cilmi baadhis uu mac'hadku ka sameeyay Sidii Shaqaalaha Dawladdu heli lahaayeen Caafimaad Jaban