Axmed Faarax Iidle, waa mutacallin sare ka ah culuumta siyaasadda. Wuxu muddo badan wax ka qoray arrimaha bariga dhexe. Axmed, waxa uu shahaadadda PHD ku sitaa Siyaasadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah.

Axmed Faarax Iidle, waa mutacallin sare ka ah culuumta siyaasadda. Wuxu muddo badan wax ka qoray arrimaha bariga dhexe. Axmed, waxa uu shahaadadda PHD ku sitaa Siyaasadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah. 24kii may, 2023 ayuu soo booqday xarunta Machadka Shaqaalaha Dawladda, isagaa iyo prof. Samina Khan oo ah mutacllin sita shahadada PHD, kana hawlgala Jaamacadda (IIUI), ee dalka Pakistan.
Labadan cilmibaadhe ayaa kulan la qaatay ardayda Barashada Siyaasadda, sannadka labaad ee Machadka Shaqaalaha Dawladda. Kulankan oo lagu lafaguray "Religion in global prespective", waxa qayb ka ahaa macallinkii bixiyay kooraskan Cabdiqani Iid.
Madaxa kulliyadda Siyaasadda iyo Xidhiidhka Caalamigaa @Cabdisalaan Muxumed ayaa u mahad celiyay labadan khabiir ee martida ku aha Machadka Shaqaalaha.
Machadka Shaqaalaha waxa ka go'an soo agaasinka kullannada waxtarka u leh ardayda, waxaan rajaynaynaa in kulankan noqdo mid wax-ku-ool ah