Ardayda Machadka Shaqaalaha Dawladda Dhigata gaar ahaan Kuliyadda Maamulka magalooyinka "Urban Management" , ahna dufcaddii ugu danbaysay ee ka qalin jabinaya sannadkan 2023 Machadka Shaqaalaha Dawla

Ardayda Machadka Shaqaalaha Dawladda Dhigata gaar ahaan Kuliyadda Maamulka magalooyinka "Urban Management" , ahna dufcaddii ugu danbaysay ee ka qalin jabinaya sannadkan 2023 Machadka Shaqaalaha Dawladda, waxaa ay Shahaado Sharaf gudoonsiiyeen mid kamida macalimiinta ugu wanaagsanaa ee usoo dhigay koorsooyin kala duwan Macalin Abdirahman Ahmed Muse.
Sida oo kale waxa ay uga mahad-celiyeen sida tayada leh uu ula wadagay aqoontiisa Ku aadan koorasyada u bixinayay.
Ugu danbayn, Xafladaa waxaa kala soo qayb galay kuxigeenka Agasimaha Waaxda Wax-barashada ee Machadka Shaqaalaha Dawladda.