Ardayda kuliyadda Maamulka Kharaadka Adanaha (Human Resource Management Department) ayaa maanta shahaado sharaf ku maamuusay macallimiintooda kala ah Mohamed Mohamoud Omer , Ahmed Nour Hussein iyo Ah

Ardayda kuliyadda Maamulka Kharaadka Adanaha (Human Resource Management Department) ayaa maanta shahaado sharaf ku maamuusay macallimiintooda kala ah Mohamed Mohamoud Omer , Ahmed Nour Hussein iyo Ahmed Mohamed Abdillahi oo intii ay dhiganayeen Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda u dhigay maaddooyinka kala aha Introduction to Management, Human resource planning and Development, Training & Development, Academic Writing Skills and Computer Application kuwasoo bud-dhigg u ah kuliyaddooda .
Macalimiintaas oo kalmado dhiirrigelina kulana dardarmay inay dadalka halkaa kasii wadaan maadama oo sanadkii koobaad u dhamaday.