Agasimaha fulinta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer Iid Qolombi

Agasimaha fulinta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer Iid Qolombi ayaa saaka shir ah dar-dargalinta shaqada la yeeshay agaasime waaxeedyada Mac'hadka, kadib markii lagasoo noqday fasaxa munaasibada ciida Ramadaan.