Agaasime kuxigeenka fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Badri Abdillaahi Mohamoud ( PhD Candidate) ayaa lecture kusaabsan muhiimadda waxbarashada caruurta yaryar u jeediyay maamulayaasha iyo maca

Agaasime kuxigeenka fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Badri Abdillaahi Mohamoud ( PhD Candidate) ayaa lecture kusaabsan muhiimadda waxbarashada caruurta yaryar u jeediyay maamulayaasha iyo macalimiinta magaaladda Burco. Waxa uu u jeediyay lecture kaa waalidka maamulayaasha iyo qaar ka mid ah macalimiinta dugsiyada ee gobolka Togdheer. 

Waxa iska kaashaday abuuridda iyo hirgelinta dooddan Xarunta Gobollada Bari ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda iyo Jaamacadda Togdheer ee gobolka Togdheer.