Agaasime ku xigaynka Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mustafe Ahmed Mohamoud waxa uu Hambalyo iyo Bogaadin udirayaa dhamaan shacabka JSL

Agaasime ku xigaynka Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mustafe Ahmed Mohamoud waxa uu Hambalyo iyo Bogaadin udirayaa dhamaan shacabka JSL munaasibada Sannad Guurada 31aad ee Xuska malinta xuriyada qaranka JSL ee 18ka May 2022, awgeed. Sida oo kale Waxa uu hambalyo balaadhan u dirayaa Dhamaan Madaxda iyo Masuulinta Qaranka Waxaanu u rajaynayaa sannadka sannadkiisa in guul iyo barwaaqo illahay inagu gaadhsiyo