Agaasimahe Ku xigeenka Mac'hadka shaqaalaha Dawladda Mustafe Ahmed ayaa saka ku so dhaweeyay xafiiska Agasimaha fulinta Mac'hadka laba facilitator oo ka socda Ghana Institute of Management and Public Administration- GIMPA, ku waas oo kala ahaa Prof.KINGSLEY SENYO AGOMOR iyo EDWARD NARTEY TETTEH GIMPA.
Ujeedka Macalimiintan ay u yimaadeen ayaaa ahaa in ay biuxinayaa tababarro isugujira CERTIFICATION PROGRAMS iyo POSTGRDUATE DIPLOMA PROGRAMS oo ay iska kaashanayaa bixintoo CSI iyo GIMPA.