Agaasimahe Ku xigeenka Mac'hadka shaqaalaha Dawladda Mustafe Ahmed ayaa saka ku so dhaweeyay xafiiska Agasimaha fulinta Mac'hadka laba facilitator oo ka socda Ghana Institute of Management and Public

Agaasimahe Ku xigeenka Mac'hadka shaqaalaha Dawladda Mustafe Ahmed ayaa saka ku so dhaweeyay xafiiska Agasimaha fulinta Mac'hadka laba facilitator oo ka socda Ghana Institute of Management and Public Administration- GIMPA, ku waas oo kala ahaa Prof.KINGSLEY SENYO AGOMOR iyo EDWARD NARTEY TETTEH GIMPA.
Ujeedka Macalimiintan ay u yimaadeen ayaaa ahaa in ay biuxinayaa tababarro isugujira CERTIFICATION PROGRAMS iyo POSTGRDUATE DIPLOMA PROGRAMS oo ay iska kaashanayaa bixintoo CSI iyo GIMPA.