Agaasimaha Xarunta Gobollada Bari ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Eng. Sakariye Cabdixakiin Maxamdd ayaa maanta ka daahfuray xarunta labo tabobar oo kala ah TOTs la siinayay macalimiinta Jaama

Agaasimaha Xarunta Gobollada Bari ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Eng. Sakariye Cabdixakiin Maxamdd ayaa maanta ka daahfuray xarunta labo tabobar oo kala ah TOTs la siinayay macalimiinta Jaamacadaha Gobolka Togdheer iyo Result Based Management oo la siinayay shaqaale ka kala socda 27 wasaaradood iyo hay'adood.
TOTs waxa bixinayay Agaasime ku xigeenka Mac'hadka ee dhinaca Waxbarashada iyo Cilmi Baadhista mudane Badri Cabdilaahi Maxamuud halka tabibarka RBM ka uu bixinayay agaaisme ku xigeenka waaxda qorshaynta Mudane Khaalid Ismaaciil Cabdi labadaas tababar oo socondoona mudo 3 malmooda