Agaasimaha Xarunta Gobollada Bari ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Eng-Sakariye Cabdixakiin Sumuni ayaa maanta tabobar ku saabsan "Filind and Record Management" u furay 28 shaqaale ah oo ka kal

Agaasimaha Xarunta Gobollada Bari ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Eng-Sakariye Cabdixakiin Sumuni ayaa maanta tabobar ku saabsan "Filind and Record Management" u furay 28 shaqaale ah oo ka kala socday Wasaaradaha iyo Hay'adaha Dawladda ee gobolka Togdheer. Tabobarka waxaa bixinayay Tabobare Axmed Sh.Cabdikhaalaq Baashe. Tabobarka ayaa ka qabsoomay xarunta Mac'hadka ee Burco.
Civil Service Institute-Burao Center