Agaasimaha xarunta gobollada bari ee Civil Service Institute-Burao Center Eng-Sakariye Cabdixakiin Sumuni ayaa maanta u furay 30 kii u horreeyay, dhalinyaro ka badan 150 arday oo soo codsaday tabobar

Agaasimaha xarunta gobollada bari ee Civil Service Institute-Burao Center Eng-Sakariye Cabdixakiin Sumuni ayaa maanta u furay 30 kii u horreeyay, dhalinyaro ka badan 150 arday oo soo codsaday tabobar la xidhiidha la talin ku saabsan dhinaca doorashada kulliyadda jaamacadda iyo tabaha waxbarasho ee ugu habboon kolka Jaamacadda la dhiganayo, dhalinyaradaad oo u badan kuwa sannadkan ka baxay dugsiyada sare ee gobolka Togdheer.