Agaasimaha Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda ee goboladda bariga mudane maxamuud saed adaad aya usoo xidhay laba tababar oo kasocday Mac'hadka; iyagoo ay ka qayb qaateen 44 shaqaale oo iskugu ji

Agaasimaha Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda ee goboladda bariga mudane maxamuud saed adaad aya usoo xidhay laba tababar oo kasocday Mac'hadka; iyagoo ay ka qayb qaateen 44 shaqaale oo iskugu jira iskuduwayaasha iyo masuulin sare oo ka kala socda wasaradaha iyo Hay'addaha Dawladda
Waxa Sidookale halka ka hadlay gumiyaha gobalka togdheer aya isna ugu mahadnaqay shaqalihii ka qaybqaatay kuna dardaarmay inay qaranka ugu adeegaan sidokale waxa uu gudoomiyuhu mahadbalaadhan usoo jeediyay Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda shaqada wayn uu uhayo qaranka
Ugudanbayn waxa halka lagu gudoonsiyay shaqadooyin shaqalihii dhamaystay tababarkaa.