Agaasimaha Machadka Tababarada Shaqaalaha Dawladda Gobolada Bari ee Xarunta Burco mudane Maxamuud Siciid Cadaad ayaa laba tababar oo kala ah Hogaaminta iy Maamul Wanaaga (Leadership and Good Governanc

Agaasimaha Machadka Tababarada Shaqaalaha Dawladda Gobolada Bari ee Xarunta Burco mudane Maxamuud Siciid Cadaad ayaa laba tababar oo kala ah Hogaaminta iy Maamul Wanaaga (Leadership and Good Governance) iyo Maamulka Cudduda Shaqaalaha (Human Resource Management) ay ka qayb qaadanayaan Isuduweyaasha iyo madax-waaxeedyadda cudduda shaqaalaha Gobolka Togdheer. Tababarada oo socondoona muddo shan cisho ah si ay kor ugu qaadaan xirfadda iyo aqoonta mas’uuliyiinta ka faaidaysanaya.