Agaasimaha Mac’hadka Shaqaalaha Dawladda ee gobalada bariga mudane Maxamuud Saed Cadaad aya maanta ugu furay tababar magalada ceerigaabo iskuduwayaasha gobalka,tababarkaas oo ahaa qorshaynta iyo maam

Agaasimaha Mac’hadka Shaqaalaha Dawladda ee gobalada bariga mudane Maxamuud Saed Cadaad aya maanta ugu furay tababar magalada ceerigaabo iskuduwayaasha gobalka,tababarkaas oo ahaa qorshaynta iyo maamulka mashaariicda waxana tababarka bixinayay aqoonyahan mustafe saed mulaax,tababarka oo socon doona afar cisho.
Sido kale waxa kaso qayb galay furitaanka tababarkaas guddoomiye kuxigeenka gobalka mudane jaamac maxamuud warsame isagoo kula dardarmay inay ka faaidaystaan tababarka