Agaasimaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi ayaa tababar u furay 25 shaqaale dawladeed ah oo ka kala socday 5 wasaaradood. Tababarka oo ku saabsan Bud-dhiga Maaraynta M

Agaasimaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi ayaa tababar u furay 25 shaqaale dawladeed ah oo ka kala socday 5 wasaaradood. Tababarka oo ku saabsan Bud-dhiga Maaraynta Mashaariicda (Project Management Essentials) ayaa ah mid aad muhiim ugu ah shaqaalaha qaadanaya. Tababarkani ayaa qayb ka ah xidhmooyin (training packages) iskugu jira saddex qaybood oo kala ah Result Based Management, Workplan iyo Budgeting oo socondoona muddo 10 maalmood ah. Tababarka waxaa iska kaashanaya Machadka Shaqalaaha Dawladda iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland (Somaliland Development Fund).
Tababarka waxaa bixinaya Abdihakim Osman iyo Abdirahman Ahmed oo aqoon sare u leh maamulka shaariicda