Agaasimaha gobollada bari ee Mac’hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Eng Sakariye Cabdixakiin Maxamed ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Agaasimaha Fulinta ee Mac’hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Mohamoud

Agaasimaha Fulinta ee Mac’hadka Shaqaalaha Dawladda oo Safar shaqo ku tagay Xaruunta Gobollada Bari ayaa saaka waxa uu kulan la yeeshay dhammaan shaqaalaha xarunta gobollada bari ee Mac’hadka.
Dhanka kale , Shaqaalaha Xaruunta ayaa ka warbixiyay hawlaha shaqo ee Machadka ka wada gobollada bari.
Ugu danbayn, Agaasimaha ayaa ku boorriyay kor u qaaddida adeegga ay immika u hayaan bulshada iyo shaqaalaha qaranka we gobollada bari.