Agaasimaha Fulinta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer Eid Qalombi iyo Agaasime ku xigeenka mudane Mustafe Ahmed Ayaa shalay kuso dhaweeyay Mac'hadka Shaqaalaha dawladda iyagoo ay wahelinayaan a

Agaasimaha Fulinta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer Eid Qalombi iyo Agaasime ku xigeenka mudane Mustafe Ahmed Ayaa shalay kuso dhaweeyay Mac'hadka Shaqaalaha dawladda iyagoo ay wahelinayaan agaasime waaxeedyada mac'hadka iyo shaqaale wayna MSHD agaasimihii hore ee mac'hadka mudane Guleid Sulaymain hagoog.
sidookale Agaasimaha MSHD Omer Eid Qalombi ay ugu mahad celiyeen heerka iyo halka uu soo gadhsiiyay agasimuhu mac'hadka oo ayna kasii anbaqaden halkuu taagnaa gadhsiyeena meel sare