Agaasimaha Fulinta Mac'hadka shaqaalaha Dawladda

Agaasimaha Fulinta Mac'hadka shaqaalaha Dawladda Mudane Omer Eid Qalonbi ayaa saka ku so dhaweeyay xafiiskisa prof Samuel Adotey oo ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration-GIMPA. Kaas oo CSI ka bixindoona Tababarro soconaya weegaga soo socda.
sidookale waxa ay ka wada hadleen sidii loo wadilaha tababarrada ka bilabmaya ee ay iska kashanayaan CSI iyo GIMPA