Agaasimaha fulinta Mac'hadka shaqaalaha dawladda Somaliland oo maanta ka war-bixiyey kulammo

Agaasimaha fulinta Mac'hadka shaqaalaha dawladda Somaliland oo maanta ka war-bixiyey kulammo uu la yeeshay masuuliyiinta jaamacadda shaqaalaha dawladda itoopiya
Sidokale waxa uu sigaara umahadnaqay safaarada jamhuuriyada Somaliland ee Addis ababa oo ka qayb ahaa kulamada waxakale u umahadnaqay aasaasihi iyo masulinti kala duwanaa ee kadanbeyay iyo madaxdii kahoraysay ee Mac'hadka