Agaasimaha Fulinta Mac'hadka shaqaalaha Dawladda Mudane Omer Eid Qalonbi ayaa saka ku so dhaweeyay xafiiskisa prof Samuel Adotey oo ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration-GIM

Agaasimaha Fulinta Mac'hadka shaqaalaha Dawladda Mudane Omer Eid Qalonbi ayaa saka ku so dhaweeyay xafiiskisa prof Samuel Adotey oo ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration-GIMPA. Kaas oo CSI ka bixindoona Tababarro soconaya weegaga soo socda.
sidookale waxa ay ka wada hadleen sidii loo wadilaha tababarrada ka bilabmaya ee ay iska kashanayaan CSI iyo GIMPA