Cumar Iid Qalonbi
Aniga oo ku hadlaya magaca Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda (Somaliland Civil Service Institute CSI), waxa aan hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaa ardayda reer Somaliland ee ka qalinjabisay Jaamacadda Shaqaalaha Dawladda Ethiopia (Ethiopian Civil Service University, Addis Ababa, Ethiopia