
Hadaba Agaasimaha Fulinta Mudane; Omer Omer-sayid Qalonbi oo tacab badan galiyay isidii uu u fidinlahaa barnaamajyada adeeg iyo aqooneed ee Mac'hadku Qaranka u hayo una wada gaadhsiinlahaa dhamaan Gobolada iyo Degmooyinka soomaliland ayaa hawshii ugu horreysay ee uguna muhiimsanayd ugubaxay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.
Hadaba sida oo kale waxa xusid mudan in maalmaha soo socda ay ka bilaabmi doonaan hawlo shaqo oo muhiim u ah dhamaan shaqaalaha Gobolada Bariga Somaliland iyo Jaanis muhiima oo ay inbadan naawilayee, ee ka faaidaysi wacan insha allah.
Alla Mahad leh