Agaasimaha Fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer-sayid Qalonbi iyo agasime kuxigenada mac'hadka mudane mustafe ahmed iyo mudane Badri Abdilahi Ayaa u soo xidhay 17/1/2023 barnaamij Taba

Agaasimaha Fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer-sayid Qalonbi iyo agasime kuxigenada mac'hadka mudane mustafe ahmed iyo mudane Badri Abdilahi Ayaa u soo xidhay 17/1/2023 barnaamij Tababbar ahaa oo ku saabsana Bud-dhiga Maareenta Mashariicda (Project Management Essentials); barnaamijkaas oo ay iska kashanayeen SDF(Somaliland Development Fund) iyo Mac'hadka Shaqaalaha Dawlada Barnaamijkaso iskugu jiray saddex qaybood oo kala ah Result Based Management, Workplan iyo Budgeting oo soconayay 10 maalmood, waxaana ka qayb qadanayay shan wasaaradood oo ay ka kala socdeen 25 qof.