Agaasimaha Fulinta ee mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer Eid Qalonbi iyo Agaasime ku cigeenka mudane Mustafa ahmed iyo dhammaan shaqaale waynaha Mac'hadku waxa ay tacsi tiirayo leh u dirayaa dh

Agaasimaha Fulinta ee mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer Eid Qalonbi iyo Agaasime ku cigeenka mudane Mustafa ahmed iyo dhammaan shaqaale waynaha Mac'hadku waxa ay tacsi tiirayo leh u dirayaa dhammaan eheladii,qarabadii,asxaabtii iyo qarankaba we uu kabaxay Alle swc ha u naxariisto Marxuum Cabdilaahi Cali Xayd, oo ka mid ahaa Gudoomiyeyaashii hore ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission.
Waxa uu ka mid ahaa masuuliyiintii tacabka badan ka gaystay dhismaha nidaamka shaqada iyo shaqaalaha dawladda.
Alle swc ha u naxariisto, danbigiisana ha dhaafo. Ehelkii iyo umadda uu ka baxayna samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo.
“اللهُـمِّ اغْفِـرْ لَهُ وَارْحَمْـه ، وَعافِهِ وَاعْفُ عَنْـه ، وَأَكْـرِمْ
نُزُلَـه ، وَوَسِّـعْ مُدْخَـلَه ، وَاغْسِلْـهُ بِالْمـاءِ وَالثَّـلْجِ وَالْبَـرَدْ ، وَنَقِّـهِ مِنَ الْخطـايا كَما نَـقّيْتَ الـثَّوْبُ الأَبْيَـضُ مِنَ الدَّنَـسْ ، وَأَبْـدِلْهُ داراً خَـيْراً مِنْ دارِه ، وَأَهْلاً خَـيْراً مِنْ أَهْلِـه ، وَزَوْجَـاً خَـيْراً مِنْ زَوْجِه ، وَأَدْخِـلْهُ الْجَـنَّة ، وَأَعِـذْهُ مِنْ عَذابِ القَـبْر