Agaasimaha fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer Eid Qalmbi iyo Agaasime ku xigeenka Mac'hadka mudane Mustafe Ahmed ayaa kormeer ku sameeyay waaxaha kala duwan ee Mac'hadka iyaga oo e

Agaasimaha fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer Eid Qalmbi iyo Agaasime ku xigeenka Mac'hadka mudane Mustafe Ahmed ayaa kormeer ku sameeyay waaxaha kala duwan ee Mac'hadka iyaga oo eegaya shaqooyinkii ugu jiray qorshe sannadeedka 2022 iyo wixii uga qabsoomay.
Dhanka kale waaxaha ayaa usoo jeediyay waxqabadkoodii sannadka 2022, iyaga oo sidookale ka jawaabay suaalihii ay ka waydiiyeen Agaasimaha fulinta ee Mac'hadka iyo Agaasime ku xigeenku Waxqabadkaa ay u soo jeediyeen waaxuhu.