Agaasimaha fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Cumar Iid Qalonbi oo qaabiley Prof. Maxamed Haji Ingiriis. Agaasimaha fulinta ee Machadka oo kusoo dhaweeyey Machadka ayaa uga waramay Prof

Agaasimaha fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Cumar Iid Qalonbi oo qaabiley Prof. Maxamed Haji Ingiriis.
Agaasimaha fulinta ee Machadka oo kusoo dhaweeyey Machadka ayaa uga waramay Prof. Ingiriis qaab-dhismeedka iyo hiigsiga Machadka ee ku astaysan qorshaha Machadka ee 2025. Prof. Ingiriis ayaa isaguna ka felceliyey soo dhawanta diiran ee bahda Machadku ku qaabileen. Prof. Ingiriis ayaa hadalo isugu jira mahadnaq iyo talooyin siiyey bahda Machadka.
Kulanka waxaa Agaasimaha Machadka ku wehelinayey agaasime ku xigeenada Machadka iyo qaybo ka mid ah shaqaale wayhnaha Machadka.