9kii Ogos, 2023ka, waxa xaruunta Machadka Shaqaalaha Dawladda lagu soo martiqaaday Cabdiqaadir Ciise oo la taliye ka ah mashruuca GPLG. Kulankan oo loo qabtay ardayda sannadka labaad ee Public Admisnt

9kii Ogos, 2023ka, waxa xaruunta Machadka Shaqaalaha Dawladda lagu soo martiqaaday Cabdiqaadir Ciise oo la taliye ka ah mashruuca GPLG. Kulankan oo loo qabtay ardayda sannadka labaad ee Public Admisntratiin-ka, kulankaas waxaa lagu gorfeeyay Maamul Daadajinta adeegga Dawladda.
Ugu dambayn, Maamulka Kulliyadda Abdisalan Mohumed ayaa u mahadnaqay macallinka tababbarka bixinayay iyo macallinka ku qornaa kooraska Cabdixakiin Cismaan.