Agaasimaha Fulinta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer Eid Qolonbi waxa uu Hambalyo iyo Bogaadin udirayaa dhamaan shacabka JSL

Agaasimaha Fulinta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer Eid Qolonbi waxa uu Hambalyo iyo Bogaadin udirayaa dhamaan shacabka JSL munaasibada Sannad Guurada 31aad ee Xuska malinta xuriyada qaranka JSL ee 18ka May 2022, awgeed. Sida oo kale Waxa uu hambalyo balaadhan u dirayaa Dhamaan Madaxda iyo Masuulinta Qaranka oo uu ugu horeeyo Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Muse Biixi Abdi iyo Madaxwayne kuxigeenka Abdirahmaan Saylici. Waxaanu u rajaynayaa sannadka sannadkiisa in guul iyo barwaaqo illahay inagu gaadhsiyo