6 August 2025. Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa u so Xidhmay Tababar Kaas oo ahaa Maamulka maliyada dadwaynaha (Public Financial Management), Tababarkaas oo ay qadanayeen 15 wasaarado iyo hayado i

6 August 2025. Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa u so Xidhmay Tababar Kaas oo ahaa Maamulka maliyada dadwaynaha (Public Financial Management), Tababarkaas oo ay qadanayeen 15 wasaarado iyo hayado iskugu jiraan gaar ahan waaxda Maamulka iyo maliyada Tababarkaas oo soconayay muddo 5 cisho ah,
sida oo kale Tababarkaas waxaa Xidhitaankisi kasoo qayb galay Agaasimaha fulinta Machadka shaqalaha Mudane Mohamoud Saed Adad, Tababarkaas oo uu bixinayay Khabiir ku takhasusay mudane Maxamed Ibrahim.
Ugu danbayn, Agaasimaha fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Ayaa gudoonsiyay Shahaadoyin Shaqalaahihi dhamaystay uguna hambalyeeyan kuna dhiiriyay inay ku celiyaan wasaaradaha ay ka imadeen aqoontaa ay ka faidaystee.