26 Ogos, Waxa xarunta Machadka Shaqaalaha Dawladda Ka qabsoomay Kulankii Billaha ahaa ee Shaqaala Waynaha Machadka, Agaasimaha fuinta ee Machadka ayaa uga mahadnaqay Shaqaalaha shaqaday ay hayaan ayn

26 Ogos, Waxa xarunta Machadka Shaqaalaha Dawladda Ka qabsoomay Kulankii Billaha ahaa ee Shaqaala Waynaha Machadka,
Agaasimaha fuinta ee Machadka ayaa uga mahadnaqay Shaqaalaha shaqaday ay hayaan ayna sii dardargaliyaan, dhanka kale waxa uu Agaasimuhu ku adkeeyay shaqalaha inay kashaqeeyan dhanka nabada iyo midnimada qaranka.