24 july, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa u soo xidhmay Tababar kaas oo ahaa Monitor and Evulation , Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka imaadayna ay

24 july, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa u soo xidhmay Tababar kaas oo ahaa Monitor and Evulation , Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka imaadayna ay dhanaayen 30 qof, Tababarkaas oo loogu talo galy waaxayaha qorshaynta ee wasaaradaha iyo hay'addaha 10 ka ah, mudada uu soconayay tababarkaas uu aha 5 cisho.
Ugu danbayn Tababarkaas Xidhitaankisi waxaa kaso qaybgalay isla markana gudoonsiyay shahaadoyinkoda Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Tacliinta iyo cilmibaadhista Mudane Abdikadir kaamil iyo agaasimaha waaxda tababarka Noura Nuuh, Sida oo kale Tababarka Waxaa bixinayay Khabiir ku takhasusay oo in badana ku shaqaynaya Mr. Mustafe ahmed.