2 november Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka sooxidhamay Tababar Kaas oo ahaa Maareynta Qandaraaska iyo Soo Iibka ( Procurement and Contract Management Training), Tababarkaas oo ay dhigayeen khub

2 november Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka sooxidhamay Tababar Kaas oo ahaa Maareynta Qandaraaska iyo Soo Iibka ( Procurement and Contract Management Training), Tababarkaas oo ay dhigayeen khubaro ku takhasusay Tababarka oo kala ahaa Mr.Hassan Mohammed Hassan iyo Mr Ibraahim Ahmed Maxamed iyo Mrs Ella haruna.
Sida oo kale Tababarka waxaa qadanayay shaqaale ka kala socdsay 6 wasaaradood iyo hayadood, wakhtiga uu soconaayay tababarkasi uu ahaa 4 maalmood, Tababarkan waxaa iska kashanaya Sanduuqa horumarinta Soomaalilaand iyo Machadka Shaqaalaha Dawladda.
Ugu danbayn, Tababarka waxa soo xidhay Agaasimaha waaxda tababarada Amal Suleiman Hagoog.