Machadka Tababarka Shaqaaluhu waxaa uu Barnaamij Tababar u bilaabay maanta oo bishu tahay 20/11/2021 Waaxaha Cududda Shaqaalaha oo ka kala socda 15 Wasaaradood iyo Haayadood. Barnaamijkaas oo ahaa Maaraynta Cududda Shaqaalaha kana kooban 6 tababar oo kala ah:
1. Hordhaca Maamulka Cududa Shaqaalaha (Introduction to Human Resource Management).
2. Qorshaynta Cududda Shaqaalaha (Human Resource Planning).
3. Hormarinta Cududda Shaqaalaha (Human Resource Development).
4. Maaraynta Waxqabadka (Performance Management).
5. Maaraynta Abaalmarinta (Reward Management).
6. Maaraynta diiwaanka (Record Management).
Ujeedada barnaamijkan tababar laga leeyahay waxaa ay tahay “kobcinta iyo tayaynta aqoonta iyo xirfadda Shaqaalaha dawladda eek u aadan Maamulka Cududda Shaqaalaha iyadoo la raacayo habraacyadda, siyaasaddaha, foomamka Shaqaalaha DawladdaTababarkani wuxuu socon doona 20/11/2021-29/12/2021 waxaana ka qayb galaya Agaasimayaasha Waaxda Cududda Shaqaalaha, Ku-Xigeenadda iyo Madax-qaybeedyadda Waaxda Cududda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland.
The Civil Service Institute has launched a Human Resource management Training Program today 20/11/2021, Human Resource Departments from 15 Ministries and Agencies. The program was Human Resource Management and consisted of 6 trainings: 1. Introduction to Human Resource Management. 2. Human Resource Planning. 3. Human Resource Development. 4. Performance Management. 5. Reward Management. 6. Record Management. The purpose of this training program is to “enhance and enhance the knowledge and skills of the Civil Servants in the Manpower Management in accordance with the procedures, policies, forms and Civil Servants. This training will run from 20/11 / 2021-29 / 12/2021 with the participation of the Directors of the Department of Labor, the Deputies and the Heads of Departments of the Civil Service Department of Somaliland.