15- kii Ogos, 2023 ka , waxa xaruunta Machadka Shaqaalaha Dawladda lagu soo martiqaaday Sheekh Dr. Xuseen Xasan oo ku magac dheer (Xuseen Faraa’id) oo ah sheikh ku takhasusay culluumta Diinta Islaamka

15- kii Ogos, 2023 ka , waxa xaruunta Machadka Shaqaalaha Dawladda lagu soo martiqaaday Sheekh Dr. Xuseen Xasan oo ku magac dheer (Xuseen Faraa’id) oo ah sheikh ku takhasusay culluumta Diinta Islaamka (PhD). Kulankan oo loo qabtay ardayda sannadka 1 aad ee kulliyada Sharciga(Faculty of Law); kulankaas waxaa lagu gorfeeyay axkaamta islaamiga ah ee la xidhiidha Guurka iyo Furiinka.
Ugu dambayn, Maamulka Kulliyadda Cabdiqani Saleebaan ayaa u mahadnaqay macallinka sida sharafta leh ee uu ardayda ugu faahfaahiyay ugana jawaabay waydiimahooda la xidhiidha axkaamta Guurka iyo furiinka oo kamid ahaa casharrada ay ku qaadanayeen Maadadda Islamic Personal Law.