14kii Ogos, 2023 waxa xarunta Machadka Shaqaalaha Dawladda ka qabsoomay tababbar ku saabsan Maaraynta iyo horamarinta Cududda Shaqaalaha Dawladda, Tababbarkan oo waxtar ballaadhan u lahaa ardayda kull

14kii Ogos, 2023 waxa xarunta Machadka Shaqaalaha Dawladda ka qabsoomay tababbar ku saabsan Maaraynta iyo horamarinta Cududda Shaqaalaha Dawladda, Tababbarkan oo waxtar ballaadhan u lahaa ardayda kulliyadda Maaraynta Cududda Shaqalaaha, macallin Maxamed Yuusuf oo ah khabiir ku takhasusay mawduucan.
Ugu dambayntii waxa u mahadceliyay macalinkii bixinayay koorsadan, madaxa kulliyada Aamina Maxamed oo si balladhan ugu mahadcelisay macallinka dhigayay koorsadan Abdisalan Muhumed iyo ardayda.