13 August 2025,Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay kulan kaas oo Agasiminayeen kuxigeenka Agasimaha waaxda Taclinta iyo qar kamida hormuudka kuliyada machadka, kulankan oo ay kasoo qayb ga
13 August 2025,Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay kulan kaas oo Agasiminayeen kuxigeenka Agasimaha waaxda Taclinta iyo qar kamida hormuudka kuliyada machadka, kulankan oo ay kasoo qayb galeen macaliminta machadka wax ka dhigta taas oo ay ku lafa gurayay dib u eegisna kusamynayeen Qiimaynta macaliminta, Qiimaynta Imtixanka iyo ilaalinta Wakhtiga.