
13 August 2025, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsoomay Shir kaas oo ay kasoo qaybgaleen Agaasimayasha Machadka, Shirkaa oo uu Agaasiminayay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda
13 August 2025, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsoomay Shir kaas oo ay kasoo qaybgaleen Agaasimayasha Machadka, Shirkaa oo uu Agaasiminayay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Mohamoud Saed Adad.Qodobada Shirkaa lagaga wada hadlayay ee lagu dardargalinayay waxa ka mid aha, warbixin kooban oo ku saabsan Xaflada Qalin jabinta Ardayda Sannadkan Ka baxaysa Machadka iyo in laguso kordhiyo kuliyado cusub islamarkana la sameyo qiimayn lagu ogaanayo bahiyaha, oo uu ka warbixiyay Kuxigenka Agaasimaha Fulinta ee taclinta iyo cilmibadhista, dhanka kale Waxbarashada heerka kobaad ee machadka oo u ka warbixinayay Agasimaga waaxda taclinta Sida u qabsontay difacashada buugga ardayda heerka koobaad, Agasimah Waaxda Tababarka ayaa soo jediyay warbixin ay kasoo diyariyeen diplomo cusub iyo sidii lo qabanay. sida oo kale Agaasimaha Waaxda lacta aya isna warbixin kusaabsan kasiyay inay soo diyarsadan misaanid sannadeedka 2026 unaso gudbiyan.
Ugu danbayn, Agaasimaha Fulinta machadka Shaqalaha Dawladda Ayaa ugu mahadceliyay Agaasimayasha kuna hambalyey shaqada u hayaan qaranka iyo machadkaba
