Aee qaabilsan gobollada bariga ayaa la kulmay isuduwayaasha gobolka Togdheer. Agaasimaha oo ka warramay safarkiisa shaqo Kaas oo daarranaa furintaanka daraasad lagu samaynayo baahiyaha tabobar ee shaqalaha Dawladda ee gobolada bariga.
Sidookale waxa uu Agaasimuhu ka daahfuray tababar looqabanayay Shaqaalaha samaynaya xog uruurinta daraasadda baahiyaha tabobar ee Shaqaalaha Dawladda ee gobolka Togdheer.