Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka bilaabmay tababbar ku saabsan (Code of Conduct ) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda toban wasaaradood. Muddada uu soconayaa waa laba cisho. Tababarka

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka bilaabmay tababbar ku saabsan (Code of Conduct ) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda toban wasaaradood. Muddada uu soconayaa waa laba cisho.
Tababarkaa waxa bixinaya Julius Aikins-Hawkson oo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA), sidoo kale waxa la bixinaya tabobaraka Abdirahman Ibrahim oo ka socda Civil Service Institute(CSI).