Tababaro Cusub oo laga daahfuray Xarunta Machadka ee Burco Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda xaruntiisa Burco ayaa daahfurtay laba tababar oo ku saabsan qorshaynta iyo maamulka mashaariicda iyo m

Tababaro Cusub oo laga daahfuray Xarunta Machadka ee Burco
Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda xaruntiisa Burco ayaa daahfurtay laba tababar oo ku saabsan qorshaynta iyo maamulka mashaariicda iyo maamulka shaqada xafiisyadda. Tababaradan oo socondoono muddo usbuuc ah waxaa ka faaidaysandoona madaxda wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda iyo madax-waaxeedyada iyo xoghaymaha xafiisyada dawladda. Tabaradan ayaa qaybka ah qorshaha tababarada kobcinta xirfadda shaqada ee shaqaalaha dawladda.
CSI Burao launched new trainings
Civil Service Institute (CSI) Burao launched two trainings about project planning and management and office administration. Trainings which will last a week will be benefited by regional coordinators and heads of sections from the civil servants. The trainings are part of CSI Burao annual work plan.