Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa ka

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa ka warbixin Agaasimaha fulinta isago ku amaanay uguna bushareeyay inay noqdeen jamacadii ugu horaysay ee u gudbisa qiimayta guud ee ay wadeen higher education, dhanka kale Agaasime ku xigeenka waaxda Qorshaynta iyo horumarka Ayaa soo jeediyay warbixin kusaabsanay qiimayta kasoobaxday saddexbiloodka sannadka,
Sida o kale, Agasimaha waaxda Tababarada ayaa warbixin ku saabsan ka bixisay tababarada halkay u marayaan iyo tababto ay donayaan inay kuso kordhiyaan,
Ugu danbayn, Agaasimaha fulinta machadka ayaa ku hambalyeeyay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan