
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa dhammaan Ardayda Iska diiwaan galisay waxbarashada heerka labaad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025 ,in uu jiro kulankii
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIISMac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa dhammaan Ardayda Iska diiwaan galisay waxbarashada heerka labaad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025 ,in uu jiro kulankii muhiimka ahaa ee hagidda ardayda (Postgraduate Orientation) kulan kaas oo ka dhici doona HOOLKA HAY'ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA 4bisha koobaad ee 2025 malinta Sabtida habeenka Axada soo galidoonto wakhtiguna waa 6:30 PM Inshaa Allah.